Cidhif

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Cidhif[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Cidhif (Ingiriis: Polar) waa geesaha ugu shisheeya ee meere. Dunida aan ku nool nahay ee dhulka waxay leedahay labo cidhif oo kala ah Cidhifka Waqooyi iyo Cidhifka Koonfur ee dhulka.


Meere Dhul