Portal:Latin Ameerika

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Latin ameerika porta.png

Latin America regions.svg

Latin Ameerika (Af-Ingiriis: Latin America) waa magaca qaarada Ameerikada Koonfureed kaasi oo uu bixiyay boqor la odhan jirey Maximilian I kaasi oo ka talin jirey agagaarka wadanka maanta loo yaqaano Meksiko. Qaarada Latin Amerika waxay juquraafi ahaan dhacdaa badhtamaha khadka dhulbadhaha iyo koonfurta dhulbadhaha. Intaas waxaa dheer, dadka ku dhaqan qaaradani waxay ku hadlaan Af-Isbaanish iyo Af-Burtaqiis.

Muuqaal xul ah

Iguazú Falls
Credit: Martin St-Amant

Muuqaalka biyaha Iguazú Falls, ee ku yaala wadanka Barasiil.

Sawir xul ah

Huayna Picchu
Xuquuqda sawirka: Martin St-Amant

Machu Picchu waa goob lagu cibaadaysan jirey qarnigii 15aad iyo wixii ka horeeyay, markii dambena noqotey qubuur, taasi oo dhacda cidhifka buur dhererkeegu le'eg yahay 2,430 metres (7,970 ft) biyaha bada dushooda. Buurtani waxay ku taalaa wadanka Peru.

Maqaalada Latin Ameerika

Mashaariic Bahwadaag

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Commons
Sawirro

Wikinews 
Warar

Wikiquote 
Oraahaha

Wikisource 
Qoraal

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Wiktionary 
Qaamuus

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Wikispecies 
Abla-ablayn

Portal.svg
Hooyga muhiimka ah:
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Antarktika | Ooshiyaaniya | Latin Ameerika | Woqooyiga Ameerika | Yurub |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Sidoo kale:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]